War- Murtiyeed laga soo saaray Shirkii u socday Madaxda Jubbaland iyo Puntland (Sawirro)

Waxaa goordhaw War murtiyeed laga soo saaray Shir magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland uga socday Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulaahi Deni iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe). Shirka ay yeesheen labadan Madaxweyne oo horey u diiday ka qeyb galka Shirkii Dhuusomareeb iyo heshiisyadii lagu gaaray ayey uga wada hadleyn arimo dhoor ah oo qeyb … Continue reading War- Murtiyeed laga soo saaray Shirkii u socday Madaxda Jubbaland iyo Puntland (Sawirro)